Wareegto ku saabsan Muddo Xileedka Baarlamaanka Galmudug ee Waqtiga Kalaguurka oo lasoo saaray

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Wareegto uu soo saaray kusoo dhaweeyay Qoraalkii dhawaan kasoo baxa Wasaarada Arimaha Gudaha ay ka qaadatay hanaanka iyo waqtiyeynta doorashada Galmudug. Wareegtada kasoo baxday Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa sidoo kale lagu sheegay  In loo baahanyahay in doorashadu dhacdo waqtigii loo asteeyey si loo dhaqan geliyo nidaamka dimuquraadiga … Continue reading Wareegto ku saabsan Muddo Xileedka Baarlamaanka Galmudug ee Waqtiga Kalaguurka oo lasoo saaray